Qarax ka dhacay saldhiga booliska Beledweyne

Sabti October 16, 2021 (MN): Qarax ayaa ka dhacay saldhiga booliska ee magaalada Beledweyne. Hal qof ayaa ku dhintay labo kalena way dhaawacmeen sida aan ka soo xiganay sarkaal ka tirsan booliska Beledweyne.

Qaraxa ayaa la dhigay maqaayad yar oo ku taala gudaha saldhiga.

Ugu yaraan ilaa labada qof ayaa ku dhawacmay oo uu ka mid yahay taliyihii saldhiga inkastoo dhaawiciisu uu yahay mid fudud.

0Shares

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © Midnimonews
0Shares
Skip to toolbar