Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo la doortay

Talaado August 3, 2021 (MN): Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland kadib tartan adag oo dhex maray Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ka tirsan xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye.

Cabdirisaaq Khaliif oo ka socda xisbiga Waddani ayaa helay codad gaarayo 42 cod.

Cabadirisaaq Khaliif Ahmed
0Shares

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © Midnimonews
0Shares
Skip to toolbar