Ciidamada Haramcad Ee Dawladda U Dirtay Dhusamareeb Oo Qaarkood Baxsadeen

Axad October 17, 2021 (MN): Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dhalinyaradii Reer Koonfur Galbeed ee Katirsanaa Ciidanka Haramcad iyo Gorgor ay ka baxsanayaan ciidamada loo daabulay Dhusamareeb. Ku dhawaad 150 Askari ee la geeyay Dhuuso Mareeb si ay qayb uga noqdaan in ay weeraraan Ciidamada Ahlu-Sunah ee ku sugan magaalada Guricayl ayaa ciidanka ka goostay, dhalinyaradaan Ayaa ubadnayd Wiilal kasoo Jeeda Koonfur galbeed.

Ciidamada Dawladda oo taageeraya kuwa Galmudug iyo Ahlu-sunah ayaa isku hor fadhiya magaalada uguy dadka badan ee Guriceel kadib markii lagu guul daraystay waan waan ay odayaal iyo siyaasiyiin ka dhex wadeen labada dhinac.

0Shares

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © Midnimonews
0Shares
Skip to toolbar