Cabdiwali Gaas oo Wareegto ku Magacaabay Gudoomiye Cuusub.

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maaanta oo taariikhdu tahay 22 December 2018 magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Xeer Madaxweyne Lr. 221 ee 22 December 2018, Kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waaya aragnimadiisa shaqo

Markuu Qiimeeyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Cabdulqaadir Xuseen Nuur Dirir loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug

3. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

14Shares

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © Midnimonews
14Shares
Skip to toolbar