Axmed Madoobe oo ku Dhawaaqay Qayb Ka Mid Ah xubnaha ku tartamaya kuraasta Aqalka Sare

Talaado July 27, 2021 (MN): Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyay liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka.
Xubnaha la soo gudbiyay ayaa ah afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib ugu soo laabtay Tartanka Senator Fartaag, Ilyaas Gaboose, iyo Senator Iftin Xasan Baasto.

0Shares

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © Midnimonews
0Shares
Skip to toolbar